Mid kamid ah Ilaalada Dani ee saaka laga celiayay hawada Muqdisho.
Sawirka askarigan oo kamida ilaalada Madaxwayne Deni ayaa aad ugu faafay baraha bulshada. Sababta ayaa…
Muqdisho, Maarso 03, 2026: Raysal Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane Saalax Axmed Jaamac, iyo Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa isla gorfeeyay xaaladaha guud ee dalka, dowladnimada iyo dardargelinta hawlaha hor-tebinta u leh caasimadda iyo guud ahaan dalka. Intii uu kulanku socday, waxaa si gaar ah…
Agaasimaha Guud ee Hayโadda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya Mudane Mustafa Dhuxulow ayaa xafiiskiisa kula kulmay Ergayga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya ahna Madaxa UNSOS, James Swan, iyo wafdi uu hoggaaminayay. Agaasime Mustaf Dhuxulow ayaa la wadaagay wafdiga horumarradii ugu dambeeyay ee Hayโadda ee dhinaca adeeg bixinta, oo ay ka mid yihiin hirgelinta…
Muqdisho waxaa dhawaan la filayaa in ay murtigaliso wadahadal siyaasadeed oo u dhaxeyo Xukuumadda Soomaaliya iyo Iskuraranka madasha mucaaradka, qorshuhu waa in halkaasi uu kasoo baxo isfaham ku aaddan halka looga dhaqaaqayo ismariwaaga taagan. Mudda xileedkii heyโadaha federaalka waxa ka harsan wax kayar afar bilood mana jiro qorshe jadwaleysan oo ku aaddan doorashooyinka iyo xiliga…
Sawirka askarigan oo kamida ilaalada Madaxwayne Deni ayaa aad ugu faafay baraha bulshada. Sababta ayaa keenaysa boorsada uu dhabarka ku sido ee aan lagu arkin askarta kale ee ilaalada ah. Haddaba, maxaa ku jira boorsada? Kadib baaritaan aan ku sameeyay waxaa ii soo baxday in boorsada uu ku jiro walax loogu talagalay kahortagga weerarrada elegtarooniga…
Wararka naga soo gaaraya Garowe iyo Kismayo ayaa sheegaya in xiisad siyaasadeed oo cusub ay kadhex dilaacday ย Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS) iyo maamulada Puntland iyo Jubbaland u soo jeediyeen. War ka soo baxay garabyada mucaaradka iyo mas’uuliyiin ka tirsan labada maamul ayaa lagu sheegay in dowladda dhexe ay hawada ka celisay diyaarado qorshuhu ahaa inay…
aโiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Jamhuuriyadda Dadka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya, Danjire Wang Yu, waxa ayna ka wada-hadleen dardargelinta iskaashiga dhinacyada amniga, dhaqaalaha, ganacsiga iyo xoojinta xiriirka taariikhiga ah ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo Shiinaha. Raโiisul Wasaaraha, ayaa tilmaamay in dowladda Soomaaliya ay…
Diyaaradda duulimaadka Arkia ee laga leeyahay Israil ayaa sheegtay in ay u xayirantahay fasax maritaanka hawada Soomaaliya, hakadka ku yimid ogolaanshaha maridda hwada Soomaaliya ayaa imaanayi kadib markii Israaโiil aqoonsatay Somaliland, taasoo aad uga careysiisay dhinaca Soomaaliya. Arkia waxay sheegtay in qayb ka mid ah nidaamka caadiga ah ee duulista caalamiga ah, shirkaduhu ay xilliyada…
Gabagabada wareegga koowaad ee hannaanka cusub ee UEFA Champions League waxa uu xaqiijiyay in isbeddelka lagu sameeyay tartanka uu keenay loolan adag iyo natiijooyin lama filaan ah. Sideedda Tooska u Gudubtay (The Elite 8) Kooxahan waxa ay muujiyeen joogto iyo awood weyn, iyagoo iska ilaaliyay dhibka ciyaaraha is-reeb-reebka dheeriga ah (Play-offs). Kooxaha Ingiriiska: Arsenal, Liverpool,…
W/Q: Mohamed-karama Ahmed Hassan, Arday ka barta kuliyadda Sharciga (Qaanuunka) Jaamacadda Islaamiga ee Yugandha ( Islamic University In Uganda – IUIU) ee dalka Yugandha (Uganda). Guddiga Maxabannaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka, iyo Guddiga Dib-u-eegista iyo La-Socodka Hirgelinta Dastuurka, ayaa soojeediyay wax-ka-beddel cusub ee Dastuurka kaasi oo taabanaya cutubyada 5aad ilaa 9aad ee Dastuurka Kumeelgaarka…
Fadhigii saaka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya wuxuu muujiyay weji cusub oo ka mid ah caqabadaha hortaagan dhameystirka dastuurka. Diidmada ay xildhibaannadu kala hor yimaadeen ajendaha shirguddoonka ma ahan oo kaliya khilaaf farsamo, balse waa mid ka turjumaya kala fogaanshaha aragtiyaha siyaasadeed ee dalka ragaadiyay bilihii la soo dhaafay. Qodobada xudunta u ah xiisaddan: Dastuurka iyo…