RAYSAL WASAARE KU-XIGEENKA XFS OO KULAN MIRO-DHAL AH LA YEESHAY GUDDOOMIYAHA MAAMULKA GOBOLKA BANAADIR AHNA DUQA MUQDISHO
Muqdisho, Maarso 03, 2026: Raysal Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane Saalax Axmed Jaamac, iyo Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa isla gorfeeyay xaaladaha guud ee dalka, dowladnimada iyo dardargelinta hawlaha hor-tebinta u leh caasimadda iyo guud ahaan dalka. Intii uu kulanku socday, waxaa si gaar ah…
