Headlines

Raโ€™iisul Wasaare Xamsa oo Dhagax Dhigay Dhismaha Xarunta Dhexe ee Wasaaradda Maaliyadda.

Muqdisho, Isniin, 26 Jannaayo 2026: โ€” Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta si rasmi ah u dhagax-dhigay dhismaha cusub ee Xarunta Dhexe ee Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya. Dhismahan cusub oo noqon doona mid casri ah ayaa beddeli doona xaruntii hore ee la dhisay sanadkii 1980, waxaana ujeeddadiisu tahay…

Read More

Koonfurta Suudaan ayaa ku amartay shaqaalaha Qaramada Midoobay iyo dadka rayidka ah inay ka baxaan qaybo ka mid ah Gobolka Jonglei

Ciidamada Koonfurta Suudaan ayaa amar ku bixiyay in dhammaan dadka rayidka ah iyo shaqaalaha ka socda howlgalka Qaramada Midoobay iyo dhammaan hay’adaha samafalka kale ay ka baxaan saddex degmo oo ku yaal Gobolka Jonglei ka hor inta aysan halkaas ka fulin howlgal ka dhan ah ciidamada mucaaradka. Isku dhavyfan ayey Qaramada Midoobay sheegtay inay ka…

Read More

UGANDA OO DALKEEDA KA CAYRISAY SADDEX SUXUFI OO U DHASHAY FARANSIISKA

Dawladda Uganda ayaa difaacday cayrinta saddex suxufi oo u dhashay Faransiiska, kuwaas oo u yimid inay tabiyaan doorashadii guud ee ka socotay Uganda, iyadoo ku adkaysatay in tallaabadani aysan ku xad-gudbin xorriyadda saxaafadda. Toddobaadkii hore, suxufi Bastien Renouil oo ah weriyaha Bariga Afrika ee France 24, iyo laba kale oo ka tirsan Radio France Internationale…

Read More

ISBITAALADA MAGAALADA KHARTUUM OO DIB U HOWL BILAABAY.

Isbitaal si cusub loo dayactiray oo ku yaalla magaalada Khartoum ayaa adeegyadiisa caafimaad dib u bilaabay, kooxda caafimaadka ayaa wejiyadooda laga dheehan karaa farxad, ku dhawaad saddex sano ka dib markii la burburiyay lana dhacay maalmihii ugu horreeyay ee dagaalka Suudaan, xaruntu waxay soo dhawaysay bukaankeedii ugu horreeyay. Isbitaalka Waxbarashada ee Baxri oo ku yaalla…

Read More

KHABY LAME OO XARAASHAY INTA BADAN SAAMIYADA SHIRKADDIISA.

Xiddigaha ugu followerska badan aaladda TikTok, Khaby Lame, ayaa qayb weyn oo ka mid ah saamiga shirkaddiisa Step Distinctive Limited ku iibiyay heshiis ballaaran oo lagu qiimeeyay $900โ€“$975 milyan. Heshiiskan ayaa lala galay shirkadda Rich Sparkle Holdings oo fadhigeedu yahay Hong Kong. Hal-abuurahan 25-jirka ah ee kasoo jeedo dalka Senegal islamarkaana heysto dhalashada Talyaaniga (kaas…

Read More

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa booqday mid ka mid ah goobaha nasiinada ee magaalada Muqdisho,

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa booqday mid ka mid ah goobaha nasiinada ee magaalada Muqdisho, halkaas oo uu kula caweeyay, qaar ka mid ah bulshada ku nool caasimadda dalka muqadisho. Madaxweynaha ayaa dhallinyarada uu la kulmay kala qayb qaatay ciyaaraha kala duwan ee ay ku madadaalaan, isaga oo ku bogaadiyay doorka…

Read More

Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa xarunta Golaha Shacabka ku yeeshay kalfadhiga 7-aad

Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa xarunta Golaha Shacabka ku yeeshay kalfadhiga 7-aad, kulankiisa 31-aad, waxaana shir guddoominayey Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe). Guntanka ama kooramka kulanka oo ku furmay 144-Xildhibaan, waxa ay Xildhibaanadda Golaha Shacabka ugu horreyn akhrinta sedaxaad marsiiyeen Hindise Sharciyeedka…

Read More

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Arrimaha Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Mudane Cali Yuusuf Cali Xoosh ayaa kulan heer sare ah la qaatay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Pakistan, Mudane Asif Cali Zardari.

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Arrimaha Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Mudane Cali Yuusuf Cali Xoosh ayaa kulan heer sare ah la qaatay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Pakistan, Mudane Asif Cali Zardari. Wadahadallada waxaa looga hadlay ololaha joogtada ah ee ka dhanka ah argagixisada ee Soomaaliya, iskaashiga amniga gobolka, iyo taageerada siyaasadeed iyo diblomaasiyadeed ee Pakistan ay u…

Read More

Gobolka California ayaa Jimcihii sheegay inay noqon doonan dowladd goboleedki ugu horreysay ee Mareykan ah ……

Gobolka California ayaa Jimcihii sheegay inay noqon doonan dowladd goboleedki ugu horreysay ee Mareykan ah oo ku biirta shabakadda caalamiga ah ee ka jawaabista faafitaanka cudurka ka dib go’aankii maamulka Trump ee ahaa inuu Washington ka saaro xubinimada Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO) Shabakaddan, oo ka kooban in ka badan 360 hay’adood oo farsamo, ayaa ka…

Read More

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey shirka Golaha Wadatashiga Qaran (GWQ)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey shirka Golaha Wadatashiga Qaran (GWQ) oo ay qaab fogaan arag ah ku yeesheen maanta oo taariikhdu tahay Janaayo 24, 2026. Shirka waxaa ka soo qaybgalay Raโ€™iisul Wasaaraha XJFS Mudane Xamza Cabdi Barre, Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka XJFS Mudane Saalax Axmed Jaamac, Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis…

Read More