Magalada Nairobi waxa galabnimadii maanta kulan ku yeeshay golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed iyo….

Magalada Nairobi waxa galabnimadiibmaanya kulan ku yeeshay golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed iyo qaar kamid ah wakiillada Beesha Caalamka oo isugu jira Safiirada Qaramada Midoobey, Midowga Europe, UK iyo USA.
Kulanka ayaa looga hadlay xaaladda Soomaaliya gaar ahaan marxalada xasaasiga ah ee Siyaasadeed ee dalku marayo, iyo sidii xal deg deg ah looga gaari lahaa Dastuurka iyo arrimaha Doorashooyinka.
