Headlines

MAXAA LAGA FILAN KARAA WADA HADALADA XUKUUMADDA IYO MUCAARADKA?

Muqdisho waxaa dhawaan la filayaa in ay murtigaliso wadahadal siyaasadeed oo u dhaxeyo Xukuumadda Soomaaliya iyo Iskuraranka madasha mucaaradka, qorshuhu waa in halkaasi uu kasoo baxo isfaham ku aaddan halka looga dhaqaaqayo ismariwaaga taagan. Mudda xileedkii heyโ€™adaha federaalka waxa ka harsan wax kayar afar bilood mana jiro qorshe jadwaleysan oo ku aaddan doorashooyinka iyo xiliga…

Read More

Xiisad Ka Dhalatay Diyaarado ciidan siday oo laga celiyay hawada Muqdisho iyo Shirka wadahadalada oo mugdi galay.

Wararka naga soo gaaraya Garowe iyo Kismayo ayaa sheegaya in xiisad siyaasadeed oo cusub ay kadhex dilaacday ย Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS) iyo maamulada Puntland iyo Jubbaland u soo jeediyeen. War ka soo baxay garabyada mucaaradka iyo mas’uuliyiin ka tirsan labada maamul ayaa lagu sheegay in dowladda dhexe ay hawada ka celisay diyaarado qorshuhu ahaa inay…

Read More