Headlines

ู…ู† ุฏูˆู„ุฉ ุงู„ุฎู„ุงูุฉ ุฅู„ู‰ ุฏูˆู„ุฉ ุงู„ู‚ุจูŠู„ุฉ.

ุชู‚ูˆู… ุงู„ุฃุฏุจูŠุงุช ุงู„ุชุฃุณูŠุณูŠุฉ ู„ู„ุญุฑูƒุงุช ุงู„ุฅุณู„ุงู…ูŠุฉ ุนู„ู‰ ู†ู‚ุฏ ุงู„ุฏูˆู„ุฉ ุงู„ู‚ุทุฑูŠุฉ ุจูˆุตูู‡ุง ู†ุชุงุฌุง ู„ู„ู…ุฑุญู„ุฉ ุงู„ุงุณุชุนู…ุงุฑูŠุฉุŒ ูˆุงู„ุฏุนูˆุฉ ุฅู„ู‰ ุชุฌุงูˆุฒู‡ุง ุนุจุฑ ู…ุดุฑูˆุน ูˆุญุฏูˆูŠ ูŠุชู…ุซู‘ู„ ููŠ ุฅู‚ุงู…ุฉ ุฏูˆู„ุฉ ุงู„ุฎู„ุงูุฉุŒ ุฃูˆ ุนู„ู‰ ุงู„ุฃู‚ู„ ุจู†ุงุก ุตูŠุบุฉ ุงุชุญุงุฏูŠุฉ ุฅุณู„ุงู…ูŠุฉ ุชุชูŠุญ ู‚ุฏุฑุง ู…ู† ุงู„ุชูƒุงู…ู„ ุงู„ุณูŠุงุณูŠ ูˆุงู„ุงู‚ุชุตุงุฏูŠ. ุบูŠุฑ ุฃู† ุงู„ุชุฌุงุฑุจ ุงู„ุนู…ู„ูŠุฉ ู„ู‡ุฐู‡ ุงู„ุญุฑูƒุงุชุŒ ุนู‚ุจ ูˆุตูˆู„ู‡ุง ุฅู„ู‰ ุงู„ุณู„ุทุฉ ุฃูˆ ู…ุดุงุฑูƒุชู‡ุง ููŠู‡ุงุŒ ุฃูุถุช ุจู‡ุง ุฅู„ู‰ ุฅุฏุฑุงูƒ ุฃู†…

Read More

Magalada Nairobi waxa galabnimadii maanta kulan ku yeeshay golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed iyo….

Magalada Nairobi waxa galabnimadiibmaanya kulan ku yeeshay golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed iyo qaar kamid ah wakiillada Beesha Caalamka oo isugu jira Safiirada Qaramada Midoobey, Midowga Europe, UK iyo USA. Kulanka ayaa looga hadlay xaaladda Soomaaliya gaar ahaan marxalada xasaasiga ah ee Siyaasadeed ee dalku marayo, iyo sidii xal deg deg ah looga gaari lahaa Dastuurka iyo…

Read More

Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed oo aqbalay ka qaybgalka shirka uu ku baaqay Madaxweyne Xasan Sheekh.

Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed, oo dhawaan shir ku qabtay Nairobi, Kenya, ayaa shalay go’aansaday inay ka qayb galaan shirka, kaas oo Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ku dhawaaqay, shirkan ayaa qorsheeyaybin furmo maalinta ugu horreysa bisha Febraayo. Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa soo saaray bayaan saaka oo xaqiijinaya inay aqbaleen ka qaybgalka shirka, waxayna u xilsaareen wakiilkooda farsamada,…

Read More