Headlines

๐€๐ ๐š๐š๐ฌ๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐†๐ฎ๐ฎ๐ ๐‡๐’๐‰ ๐จ๐จ ๐ฑ๐š๐Ÿ๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐ข๐ข๐ฌ๐š ๐ค๐ฎ ๐ช๐š๐š๐›๐ข๐ฅ๐š๐ฒ ๐„๐ซ๐ ๐š๐ฒ๐ ๐š ๐†๐š๐š๐ซ๐ค๐š ๐š๐ก ๐ž๐ž ๐๐š๐ซ๐š๐ฆ๐šda ๐Œ๐ข๐๐จ๐จ๐›๐š๐ฒ

Agaasimaha Guud ee Hayโ€™adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya Mudane Mustafa Dhuxulow ayaa xafiiskiisa kula kulmay Ergayga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya ahna Madaxa UNSOS, James Swan, iyo wafdi uu hoggaaminayay. Agaasime Mustaf Dhuxulow ayaa la wadaagay wafdiga horumarradii ugu dambeeyay ee Hayโ€™adda ee dhinaca adeeg bixinta, oo ay ka mid yihiin hirgelinta…

Read More

MAXAA LAGA FILAN KARAA WADA HADALADA XUKUUMADDA IYO MUCAARADKA?

Muqdisho waxaa dhawaan la filayaa in ay murtigaliso wadahadal siyaasadeed oo u dhaxeyo Xukuumadda Soomaaliya iyo Iskuraranka madasha mucaaradka, qorshuhu waa in halkaasi uu kasoo baxo isfaham ku aaddan halka looga dhaqaaqayo ismariwaaga taagan. Mudda xileedkii heyโ€™adaha federaalka waxa ka harsan wax kayar afar bilood mana jiro qorshe jadwaleysan oo ku aaddan doorashooyinka iyo xiliga…

Read More

Qodobada cusub ee Guddiyada Dastuurku Soojeediyeen in lagu soo daro Cutubyada 5aad ilaa 9aad ee Dastuurka JFS

W/Q: Mohamed-karama Ahmed Hassan, Arday ka barta kuliyadda Sharciga (Qaanuunka)  Jaamacadda Islaamiga ee Yugandha ( Islamic University In Uganda – IUIU) ee dalka Yugandha (Uganda). Guddiga Maxabannaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka, iyo Guddiga Dib-u-eegista iyo La-Socodka Hirgelinta Dastuurka, ayaa soojeediyay wax-ka-beddel cusub ee Dastuurka kaasi oo taabanaya cutubyada 5aad ilaa 9aad ee Dastuurka Kumeelgaarka…

Read More