Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed oo aqbalay ka qaybgalka shirka uu ku baaqay Madaxweyne Xasan Sheekh.

Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed, oo dhawaan shir ku qabtay Nairobi, Kenya, ayaa shalay go’aansaday inay ka qayb galaan shirka, kaas oo Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ku dhawaaqay, shirkan ayaa qorsheeyaybin furmo maalinta ugu horreysa bisha Febraayo.

Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa soo saaray bayaan saaka oo xaqiijinaya inay aqbaleen ka qaybgalka shirka, waxayna u xilsaareen wakiilkooda farsamada, Xildhibaan Cabdullaahi Carab.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *