KHABY LAME OO XARAASHAY INTA BADAN SAAMIYADA SHIRKADDIISA.
Xiddigaha ugu followerska badan aaladda TikTok, Khaby Lame, ayaa qayb weyn oo ka mid ah saamiga shirkaddiisa Step Distinctive Limited ku iibiyay heshiis ballaaran oo lagu qiimeeyay $900โ$975 milyan. Heshiiskan ayaa lala galay shirkadda Rich Sparkle Holdings oo fadhigeedu yahay Hong Kong. Hal-abuurahan 25-jirka ah ee kasoo jeedo dalka Senegal islamarkaana heysto dhalashada Talyaaniga (kaas…
