Ruto: Waxaan magaalada Meru gaarsiin doonaa heer magaalo madax (City).
Ruto ayaa sheegay in dowladda ay mar hore u qoondeysay dhaqaale loogu talagalay isbedelka magaalada. Waxa uu intaas ku daray in maamulkiisu uu kor u qaadi doono adeegyada dadweynaha, isla markaana uu fududeyn doono saxmadda baabuurta si loo taageero hiigsiga magaalada cusub.Waxa kale oo uu xusay in shaqada buundada Nithi, oo ah mashruuc ku kacaya…
