Mid kamid ah Ilaalada Dani ee saaka laga celiayay hawada Muqdisho.
Sawirka askarigan oo kamida ilaalada Madaxwayne Deni ayaa aad ugu faafay baraha bulshada. Sababta ayaa keenaysa boorsada uu dhabarka ku sido ee aan lagu arkin askarta kale ee ilaalada ah. Haddaba, maxaa ku jira boorsada? Kadib baaritaan aan ku sameeyay waxaa ii soo baxday in boorsada uu ku jiro walax loogu talagalay kahortagga weerarrada elegtarooniga…
