DIYAARAD DUULIMAAD OO ISRAIL LAGA LEEYAHAY OO U XAYIRAN OGOLAANSHAHA MARIDDA HAWADA SOOMAALIYA.
Diyaaradda duulimaadka Arkia ee laga leeyahay Israil ayaa sheegtay in ay u xayirantahay fasax maritaanka hawada Soomaaliya, hakadka ku yimid ogolaanshaha maridda hwada Soomaaliya ayaa imaanayi kadib markii Israaโiil aqoonsatay Somaliland, taasoo aad uga careysiisay dhinaca Soomaaliya. Arkia waxay sheegtay in qayb ka mid ah nidaamka caadiga ah ee duulista caalamiga ah, shirkaduhu ay xilliyada…
