{"id":1157,"date":"2026-01-31T13:06:46","date_gmt":"2026-01-31T13:06:46","guid":{"rendered":"https:\/\/bilaadtv.net\/?p=1157"},"modified":"2026-02-01T11:48:28","modified_gmt":"2026-02-01T11:48:28","slug":"raiisul-wasaare-xamsa-oo-xafiiskiisa-ku-qaabilay-safiirka-shiinaha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/bilaadtv.net\/index.php\/2026\/01\/31\/raiisul-wasaare-xamsa-oo-xafiiskiisa-ku-qaabilay-safiirka-shiinaha\/","title":{"rendered":"RA\u2019IISUL WASAARE XAMSA OO XAFIISKIISA KU QAABILAY SAFIIRKA SHIINAHA"},"content":{"rendered":"\n<p class=\"wp-block-paragraph\">a\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Jamhuuriyadda Dadka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya, Danjire Wang Yu, waxa ayna ka wada-hadleen dardargelinta iskaashiga dhinacyada amniga, dhaqaalaha, ganacsiga iyo xoojinta xiriirka taariikhiga ah ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo Shiinaha.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Ra\u2019iisul Wasaaraha, ayaa tilmaamay in dowladda Soomaaliya ay sii xoojinayso doorkeeda diblomaasiyadeed, si looga miro-dhaliyo danaha guud ee ay wadaagaan labada dowladood, gaar ahaan xilliyada ay Soomaaliya ku jirto marxaladda muhiimka u ah dib-u-soo-kabashada amniga iyo dhaqaalaha.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Dhankiisa, Danjire Wang Yu ayaa xaqiijiyey in Jamhuuriyadda Dadka Shiinaha ay ka go&#8217;an tahay joogteynta iyo ballaarinta xiriirka saaxiibtinimo ee labada dal, isaga oo caddeeyey in ay sii xoojinayso taageerada dowladda Federaalka Soomaaliya ee ku aaddan amniga, maalgashiga iyo horumarka dhaqaalaha.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Ra\u2019iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre, ayaa uga mahadceliyey dowladda Shiinaha taageerada hagar-la\u2019aanta ah iyo garab-istaagga midnimada, madax-bannaanida iyo wadajirka dhuleed ee Soomaaliya, isaga oo bogaadiyey doorka muuqda ee Shiinaha ee ku aaddan dib-u-dhiska kaabayaasha dhaqaalaha iyo kaalmada bini&#8217;aadanimo.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">&#8211; DHAMMAAD \u2013<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><\/p>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-image size-large\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"2048\" height=\"1385\" src=\"https:\/\/bilaadtv.net\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/3-1024x693.jpg\" alt=\"\" class=\"wp-image-1158\" srcset=\"https:\/\/bilaadtv.net\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/3-1024x693.jpg 1024w, https:\/\/bilaadtv.net\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/3-300x203.jpg 300w, https:\/\/bilaadtv.net\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/3-768x519.jpg 768w, https:\/\/bilaadtv.net\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/3-1536x1039.jpg 1536w, https:\/\/bilaadtv.net\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/3.jpg 2048w\" sizes=\"auto, (max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/><\/figure>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-image size-large\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"1024\" height=\"683\" src=\"https:\/\/bilaadtv.net\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/1-1024x683.jpg\" alt=\"\" class=\"wp-image-1159\" srcset=\"https:\/\/bilaadtv.net\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/1-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/bilaadtv.net\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/1-300x200.jpg 300w, https:\/\/bilaadtv.net\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/1-768x512.jpg 768w, https:\/\/bilaadtv.net\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/1-1536x1024.jpg 1536w, https:\/\/bilaadtv.net\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/1-600x400.jpg 600w, https:\/\/bilaadtv.net\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/1.jpg 2048w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/><\/figure>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-image size-large\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"1024\" height=\"884\" src=\"https:\/\/bilaadtv.net\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/5-1024x884.jpg\" alt=\"\" class=\"wp-image-1160\" srcset=\"https:\/\/bilaadtv.net\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/5-1024x884.jpg 1024w, https:\/\/bilaadtv.net\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/5-300x259.jpg 300w, https:\/\/bilaadtv.net\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/5-768x663.jpg 768w, https:\/\/bilaadtv.net\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/5-1536x1326.jpg 1536w, https:\/\/bilaadtv.net\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/5.jpg 2048w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/><\/figure>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>a\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Jamhuuriyadda Dadka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya, Danjire Wang Yu, waxa ayna ka wada-hadleen dardargelinta iskaashiga dhinacyada amniga, dhaqaalaha, ganacsiga iyo xoojinta xiriirka taariikhiga ah ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo Shiinaha. Ra\u2019iisul Wasaaraha, ayaa tilmaamay in dowladda Soomaaliya ay&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":1158,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[27,40],"tags":[],"class_list":["post-1157","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-news","category-region"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/bilaadtv.net\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1157","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/bilaadtv.net\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/bilaadtv.net\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/bilaadtv.net\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/bilaadtv.net\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1157"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/bilaadtv.net\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1157\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1161,"href":"https:\/\/bilaadtv.net\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1157\/revisions\/1161"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/bilaadtv.net\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/1158"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/bilaadtv.net\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1157"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/bilaadtv.net\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1157"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/bilaadtv.net\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1157"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}