{"id":1094,"date":"2026-01-25T17:13:24","date_gmt":"2026-01-25T17:13:24","guid":{"rendered":"https:\/\/bilaadtv.net\/?p=1094"},"modified":"2026-01-25T17:13:24","modified_gmt":"2026-01-25T17:13:24","slug":"madaxweynaha-jamhuuriyadda-federaalka-soomaaliya-xasan-sheekh-maxamuud-ayaa-caawa-booqday-mid-ka-mid-ah-goobaha-nasiinada-ee-magaalada-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/bilaadtv.net\/index.php\/2026\/01\/25\/madaxweynaha-jamhuuriyadda-federaalka-soomaaliya-xasan-sheekh-maxamuud-ayaa-caawa-booqday-mid-ka-mid-ah-goobaha-nasiinada-ee-magaalada-muqdisho\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa booqday mid ka mid ah goobaha nasiinada ee magaalada Muqdisho,"},"content":{"rendered":"\n<figure class=\"wp-block-gallery has-nested-images columns-default is-cropped wp-block-gallery-1 is-layout-flex wp-block-gallery-is-layout-flex\">\n<figure class=\"wp-block-image size-large\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"1024\" height=\"682\" data-id=\"1097\" src=\"https:\/\/bilaadtv.net\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/m1.jpeg\" alt=\"\" class=\"wp-image-1097\" srcset=\"https:\/\/bilaadtv.net\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/m1.jpeg 1024w, https:\/\/bilaadtv.net\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/m1-300x200.jpeg 300w, https:\/\/bilaadtv.net\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/m1-768x512.jpeg 768w, https:\/\/bilaadtv.net\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/m1-820x545.jpeg 820w, https:\/\/bilaadtv.net\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/m1-600x400.jpeg 600w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/><\/figure>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-image size-large\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"1024\" height=\"682\" data-id=\"1096\" src=\"https:\/\/bilaadtv.net\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/m2.jpeg\" alt=\"\" class=\"wp-image-1096\" srcset=\"https:\/\/bilaadtv.net\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/m2.jpeg 1024w, https:\/\/bilaadtv.net\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/m2-300x200.jpeg 300w, https:\/\/bilaadtv.net\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/m2-768x512.jpeg 768w, https:\/\/bilaadtv.net\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/m2-820x545.jpeg 820w, https:\/\/bilaadtv.net\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/m2-600x400.jpeg 600w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/><\/figure>\n<\/figure>\n\n\n\n<p>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa booqday mid ka mid ah goobaha nasiinada ee magaalada Muqdisho, halkaas oo uu kula caweeyay, qaar ka mid ah bulshada ku nool caasimadda dalka muqadisho.<\/p>\n\n\n\n<p>Madaxweynaha ayaa dhallinyarada uu la kulmay kala qayb qaatay ciyaaraha kala duwan ee ay ku madadaalaan, isaga oo ku bogaadiyay doorka wanaagsan ee ay ka qaataan ilaalinta nabadgalyada, is dhex galka bulshada, dib-u-dhiska iyo horumarka dalka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa booqday mid ka mid ah goobaha nasiinada ee magaalada Muqdisho, halkaas oo uu kula caweeyay, qaar ka mid ah bulshada ku nool caasimadda dalka muqadisho. Madaxweynaha ayaa dhallinyarada uu la kulmay kala qayb qaatay ciyaaraha kala duwan ee ay ku madadaalaan, isaga oo ku bogaadiyay doorka&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":1095,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[27],"tags":[],"class_list":["post-1094","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-news"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/bilaadtv.net\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1094","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/bilaadtv.net\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/bilaadtv.net\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/bilaadtv.net\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/bilaadtv.net\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1094"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/bilaadtv.net\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1094\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1098,"href":"https:\/\/bilaadtv.net\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1094\/revisions\/1098"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/bilaadtv.net\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/1095"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/bilaadtv.net\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1094"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/bilaadtv.net\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1094"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/bilaadtv.net\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1094"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}