{"id":1087,"date":"2026-01-25T17:11:15","date_gmt":"2026-01-25T17:11:15","guid":{"rendered":"https:\/\/bilaadtv.net\/?p=1087"},"modified":"2026-01-25T17:11:15","modified_gmt":"2026-01-25T17:11:15","slug":"mudanayaasha-golaha-shacabka-ee-baarlamaanka-jamhuuriyadda-federaalka-soomaaliya-ayaa-xarunta-golaha-shacabka-ku-yeeshay-kalfadhiga-7-aad","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/bilaadtv.net\/index.php\/2026\/01\/25\/mudanayaasha-golaha-shacabka-ee-baarlamaanka-jamhuuriyadda-federaalka-soomaaliya-ayaa-xarunta-golaha-shacabka-ku-yeeshay-kalfadhiga-7-aad\/","title":{"rendered":"Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa xarunta Golaha Shacabka ku yeeshay kalfadhiga 7-aad"},"content":{"rendered":"\n<figure class=\"wp-block-image size-large\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"1024\" height=\"683\" src=\"https:\/\/bilaadtv.net\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/n2-1024x683.jpeg\" alt=\"\" class=\"wp-image-1091\" srcset=\"https:\/\/bilaadtv.net\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/n2-1024x683.jpeg 1024w, https:\/\/bilaadtv.net\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/n2-300x200.jpeg 300w, https:\/\/bilaadtv.net\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/n2-768x512.jpeg 768w, https:\/\/bilaadtv.net\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/n2-1536x1025.jpeg 1536w, https:\/\/bilaadtv.net\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/n2-600x400.jpeg 600w, https:\/\/bilaadtv.net\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/n2.jpeg 2048w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/><\/figure>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa xarunta Golaha Shacabka ku yeeshay kalfadhiga 7-aad, kulankiisa 31-aad, waxaana shir guddoominayey Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe).<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Guntanka ama kooramka kulanka oo ku furmay 144-Xildhibaan, waxa ay Xildhibaanadda Golaha Shacabka ugu horreyn akhrinta sedaxaad marsiiyeen Hindise Sharciyeedka Macdanta Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, waxaana warbixinta akhrinta sedaxaad ee hindise sharciyeedka macdanta Golaha la wadaagay Xildhibaan Guuleed Biixi Cabdi oo ah xoghayaha Guddiga Kheyraadka Dabiiciga ah iyo Bii\u2019ada ee Golaha Shacabka.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Intaasi ka dib Xildhibaanadda Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo cod u qaaday Hindise Sharciyeedka Macdanta Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa ogolaatay 141-xildhibaan, laba xildhibaan ayaa diiday, hal Xildhibaanna waa uu ka aamusay.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Sidoo kale mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa u codeeyay Hindise Sharciyeedka Dhisidda Hay\u2019ada Adeegga Saadaasha Hawada iyo Cimilada, waxaana ogolaatay 141-Xildhibaan, sedax Xildhibaan ayaa diiday, wax ka aamusayna ma jirin, sida uu sheegay Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka dalka Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo kulanka soo xiray.<\/p>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-gallery has-nested-images columns-default is-cropped wp-block-gallery-1 is-layout-flex wp-block-gallery-is-layout-flex\">\n<figure class=\"wp-block-image size-large\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"1024\" height=\"683\" data-id=\"1090\" src=\"https:\/\/bilaadtv.net\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/n3-1024x683.jpeg\" alt=\"\" class=\"wp-image-1090\" srcset=\"https:\/\/bilaadtv.net\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/n3-1024x683.jpeg 1024w, https:\/\/bilaadtv.net\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/n3-300x200.jpeg 300w, https:\/\/bilaadtv.net\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/n3-768x512.jpeg 768w, https:\/\/bilaadtv.net\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/n3-1536x1025.jpeg 1536w, https:\/\/bilaadtv.net\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/n3-600x400.jpeg 600w, https:\/\/bilaadtv.net\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/n3.jpeg 2048w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/><\/figure>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-image size-large\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"1024\" height=\"683\" data-id=\"1089\" src=\"https:\/\/bilaadtv.net\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/n4-1024x683.jpeg\" alt=\"\" class=\"wp-image-1089\" srcset=\"https:\/\/bilaadtv.net\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/n4-1024x683.jpeg 1024w, https:\/\/bilaadtv.net\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/n4-300x200.jpeg 300w, https:\/\/bilaadtv.net\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/n4-768x512.jpeg 768w, https:\/\/bilaadtv.net\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/n4-1536x1025.jpeg 1536w, https:\/\/bilaadtv.net\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/n4-600x400.jpeg 600w, https:\/\/bilaadtv.net\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/n4.jpeg 2048w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/><\/figure>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-image size-large\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"1024\" height=\"683\" data-id=\"1088\" src=\"https:\/\/bilaadtv.net\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/n5-1024x683.jpeg\" alt=\"\" class=\"wp-image-1088\" srcset=\"https:\/\/bilaadtv.net\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/n5-1024x683.jpeg 1024w, https:\/\/bilaadtv.net\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/n5-300x200.jpeg 300w, https:\/\/bilaadtv.net\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/n5-768x512.jpeg 768w, https:\/\/bilaadtv.net\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/n5-1536x1025.jpeg 1536w, https:\/\/bilaadtv.net\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/n5-600x400.jpeg 600w, https:\/\/bilaadtv.net\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/n5.jpeg 2048w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/><\/figure>\n<\/figure>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa xarunta Golaha Shacabka ku yeeshay kalfadhiga 7-aad, kulankiisa 31-aad, waxaana shir guddoominayey Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe). Guntanka ama kooramka kulanka oo ku furmay 144-Xildhibaan, waxa ay Xildhibaanadda Golaha Shacabka ugu horreyn akhrinta sedaxaad marsiiyeen Hindise Sharciyeedka&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":1092,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[27],"tags":[],"class_list":["post-1087","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-news"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/bilaadtv.net\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1087","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/bilaadtv.net\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/bilaadtv.net\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/bilaadtv.net\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/bilaadtv.net\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1087"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/bilaadtv.net\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1087\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1093,"href":"https:\/\/bilaadtv.net\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1087\/revisions\/1093"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/bilaadtv.net\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/1092"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/bilaadtv.net\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1087"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/bilaadtv.net\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1087"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/bilaadtv.net\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1087"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}