{"id":1080,"date":"2026-01-25T17:03:29","date_gmt":"2026-01-25T17:03:29","guid":{"rendered":"https:\/\/bilaadtv.net\/?p=1080"},"modified":"2026-01-25T17:03:29","modified_gmt":"2026-01-25T17:03:29","slug":"gobolka-california-ayaa-jimcihii-sheegay-inay-noqon-doonan-dowladd-goboleedki-ugu-horreysay-ee-mareykan-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/bilaadtv.net\/index.php\/2026\/01\/25\/gobolka-california-ayaa-jimcihii-sheegay-inay-noqon-doonan-dowladd-goboleedki-ugu-horreysay-ee-mareykan-ah\/","title":{"rendered":"Gobolka California ayaa Jimcihii sheegay inay noqon doonan dowladd goboleedki ugu horreysay ee Mareykan ah &#8230;&#8230;"},"content":{"rendered":"\n<div class=\"wp-block-columns is-layout-flex wp-container-core-columns-is-layout-8f761849 wp-block-columns-is-layout-flex\">\n<div class=\"wp-block-column is-layout-flow wp-block-column-is-layout-flow\" style=\"flex-basis:100%\">\n<figure class=\"wp-block-image size-full\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"697\" height=\"697\" src=\"https:\/\/bilaadtv.net\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/WhatsApp-Image-2026-01-25-at-8.00.41-PM-1.jpeg\" alt=\"\" class=\"wp-image-1081\" srcset=\"https:\/\/bilaadtv.net\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/WhatsApp-Image-2026-01-25-at-8.00.41-PM-1.jpeg 697w, https:\/\/bilaadtv.net\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/WhatsApp-Image-2026-01-25-at-8.00.41-PM-1-300x300.jpeg 300w, https:\/\/bilaadtv.net\/wp-content\/uploads\/2026\/01\/WhatsApp-Image-2026-01-25-at-8.00.41-PM-1-150x150.jpeg 150w\" sizes=\"auto, (max-width: 697px) 100vw, 697px\" \/><\/figure>\n<\/div>\n<\/div>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Gobolka California ayaa Jimcihii sheegay inay noqon doonan dowladd goboleedki ugu horreysay ee Mareykan ah oo ku biirta shabakadda caalamiga ah ee ka jawaabista faafitaanka cudurka ka dib go&#8217;aankii maamulka Trump ee ahaa inuu Washington ka saaro xubinimada Hay&#8217;adda Caafimaadka Adduunka (WHO)<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Shabakaddan, oo ka kooban in ka badan 360 hay&#8217;adood oo farsamo, ayaa ka jawaabeysa dhacdooyinka caafimaadka dadweynaha iyadoo shaqaale iyo agab loo dirayo waddamada ay dhibaatadu saameysey.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Maalintii ugu horreysay ee muddo xileedkiisii labaad, Madaxweyne Trump wuxuu saxiixay amar fulineed oo uu Mareykanka kaga saarayo Hay&#8217;adda Caafimaadka Adduunka (WHO).<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Amarkan ayaa la filayay, maadaama uu isku dayay muddadii uu xilka hayay ee ugu horreysay, bishii Luulyo 2020. Si kastaba ha ahaatee, maadaama ka bixitaanka WHO ay u baahan tahay ogeysiis hal sano ah, go&#8217;aanka ma dhaqan gelin waxaana dib u celiyay Madaxweyne Biden markii uu xilka qabtay 2021.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gobolka California ayaa Jimcihii sheegay inay noqon doonan dowladd goboleedki ugu horreysay ee Mareykan ah oo ku biirta shabakadda caalamiga ah ee ka jawaabista faafitaanka cudurka ka dib go&#8217;aankii maamulka Trump ee ahaa inuu Washington ka saaro xubinimada Hay&#8217;adda Caafimaadka Adduunka (WHO) Shabakaddan, oo ka kooban in ka badan 360 hay&#8217;adood oo farsamo, ayaa ka&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":1082,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[27],"tags":[],"class_list":["post-1080","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-news"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/bilaadtv.net\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1080","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/bilaadtv.net\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/bilaadtv.net\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/bilaadtv.net\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/bilaadtv.net\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1080"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/bilaadtv.net\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1080\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1083,"href":"https:\/\/bilaadtv.net\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1080\/revisions\/1083"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/bilaadtv.net\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/1082"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/bilaadtv.net\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1080"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/bilaadtv.net\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1080"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/bilaadtv.net\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1080"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}